Mareykanka oo xukun adag ku riday Haweeney xubin firfircoon ka aheyd kooxda Daacish

Haweeney u dhalatay dalka Mareykanka oo qiratay inay hoggaamineysay guuto ka tirsan dagaalyahanada haweenka ah ee ururka la magac baxay dowladda Islaamka ee bariga dhexe ayaa waxaa 20 sano oo xarig ah ku ridday maxkamad ku taalla Mareykanka. Allison Fluke-Ekren waxay qiratay dambiga ah inay tabbabar militeri siisay in ka badan boqol haween ah iyo … Continue reading Mareykanka oo xukun adag ku riday Haweeney xubin firfircoon ka aheyd kooxda Daacish